Risaala Media Corporation
Dhageyso: Qodobadii laga soo saaray gabagabada shirka Garbahareey
Dhageyso: Qodobadii laga soo saaray gabagabada shirka Garbahareey
English News
Court Adjourned and Shabelle Owner and Newscaster Released on bail

Court Adjourned and Shabelle Owner and Newscaster Released on bail

The Hearing of the case of Shabelle and SkyFM journalists started at the regional Court on Tuesday morning around 10:00am and lasted for an hour.

21/10/2014 - 13:18:46
AU Special Representative Saddened by Attack on AMISOM Peacekeepers, Urges for Calm and Restraint in Hiiran Region.

AU Special Representative Saddened by Attack on AMISOM Peacekeepers, Urges for Calm and Restraint in Hiiran Region.

Mogadishu-October 19, 2014: The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Maman S. Sidikou is saddened by news coming in from the central Hiiran region that armed men and rioters blocked and attacked AMISOM peacekeepers this morning while they were on a reconciliation mission in the area.

19/10/2014 - 15:29:32
UN Special Representative for Somalia condemns Mogadishu bomb attacks

UN Special Representative for Somalia condemns Mogadishu bomb attacks

The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, condemned last night's bomb attack outside a popular restaurant in Mogadishu resulting in the death and injury of many people.

16/10/2014 - 12:14:40
Kenya: President Uhuru Honours Fallen Kenyan Soldiers On KDF Day

Kenya: President Uhuru Honours Fallen Kenyan Soldiers On KDF Day

By Kazungu Chai and Rita Damary President Uhuru Kenyatta has honoured brave Kenya Defence Forces soldiers for devoting their lives to defending the nation.

16/10/2014 - 11:21:05
4 Indian warships on Africa, Indian Ocean Region deployment

4 Indian warships on Africa, Indian Ocean Region deployment

Four Indian Navy warships, including destroyer INS Mumbai and frigates INS Talwar and Teg, are on a two-month overseas deployment to East Africa and South Indian Ocean Region to strengthen ties with the countries of that region.

16/10/2014 - 09:56:26
 
Barnaamijyo
Dhageyso: Barnaamijka Ka baro Rusha Alle 23-10-2014.

Dhageyso: Barnaamijka Ka baro Rusha Alle 23-10-2014.

Hlkaan ka dhageyso Barnaamijk ka Baro Rush Alle 23-10-2014.

23/10/2014 - 10:05:25
Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada 22-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada 22-10-2014

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada Radio Risaala 22-10-2014

22/10/2014 - 16:46:46
Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka 22-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka 22-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 22-10-2014

22/10/2014 - 09:58:41
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka 21-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka 21-10-2014

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Shirkadda Warbaahinta Rissaala ee Magaalada Muqdisho.

21/10/2014 - 22:23:25
Dhageyso: Barnaamijka Dhalinyarada 21-10-2014.

Dhageyso: Barnaamijka Dhalinyarada 21-10-2014.

Halkaan ka dhageyso barnaamijka dhalinyarada idaacada Risaala 21-10-2014.

21/10/2014 - 16:42:20
 
Ciyaaro
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 21-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 21-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 21-10-2014

21/10/2014 - 13:17:15
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 18-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 18-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdishi 18-10-2014

18/10/2014 - 13:17:45
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 14-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 14-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 14-10-2014

14/10/2014 - 13:24:57
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 13-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 13-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 13-10-2014

13/10/2014 - 12:37:33
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 12-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala 12-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 12-10-2014 -

12/10/2014 - 13:18:23
 
Caalamka
Daawo Sawirada Madaxweynaha Kenya oo tagay Holand si maxkamada Hague loo saaro

Daawo Sawirada Madaxweynaha Kenya oo tagay Holand si maxkamada Hague loo saaro

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gaaray maxkamada Hague, isagoo halkaasi kasoo muuqan doona saacadaha soo socda, wuxuuna noqonya madaxweynihii ugu horeeyay oo isagoo xil haya maxkamadaasi la saaro.

08/10/2014 - 07:30:42
Ismiidaamin lagu qaaday goob laga daawanaye Koobka Ciyaaraha Aduunka

Ismiidaamin lagu qaaday goob laga daawanaye Koobka Ciyaaraha Aduunka

Wararka ka imaanaya Waqooyiga Dalka Nigeria, ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay Qarax noociisa uu yahay Ismiidaamin oo lagu qaaday goob lagu daawanaye Ciyaaraha Aduunka, Magaalada Damaturu ee dalkaasi.

18/06/2014 - 07:17:04
Gaari iswadaya oo Shirkada Google ay soo saartay

Gaari iswadaya oo Shirkada Google ay soo saartay

Shirkada Google, ayaa qorsheynaysa inay bilowdo dhismaha gaari kaligii iskaxeynaya, halkii ay kasoo saari lahaayeen gaadiid dadweynaha ay kaxeynayaan.

28/05/2014 - 07:26:53
DEG DEG:- Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo la xukumay

DEG DEG:- Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo la xukumay

Maxkamada dalka Masar ayaa xukun xabsi ah ku riday madaxweynihii hore ee dalka maser Xusni Mubarak oo muddo badan ku jiray xabsi ku yaala dalkaasi.

21/05/2014 - 11:57:06
Safaarada Mareykanka ee Nairobi oo ciidamo dheeraad dalbatay, kadib qaraxyo Nairobi ka dhacay

Safaarada Mareykanka ee Nairobi oo ciidamo dheeraad dalbatay, kadib qaraxyo Nairobi ka dhacay

Safaarada Mareykanka ee dalka Kenya ayaa waxa ay dalbatay in ciidamo dheeraad ah la geeyo safaarada, kadib korarka qaraxyada ka dhaca dalka Kenya oo ay walaac ka muujiyeen masuuliyiinta Safaarada.

17/05/2014 - 12:42:17
 
Somali Links
 
Wararkii ugu danbeeyay
Dhageyso: Qodobadii laga soo saaray gabagabada shirka Garbahareey
Waxaa maanta magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo lagu soo gaba gabeeyay shirka loogu magacdaray midnimo ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaaladasi.
23/10/2014 - 14:20:54
Dhageyso: Warka Duhurnimo 23-10-2014.

Dhageyso: Warka Duhurnimo 23-10-2014.

Halkaan ka dhageyso warka Duhurnimo Ee Idaacada Risaala 23-10-2014.

23/10/2014 - 14:06:54
Dhageyso: Waxgarad ka soo jeeda Hiiraan oo madaxweynaha uga digay inuu gaaro Baladweyne

Dhageyso: Waxgarad ka soo jeeda Hiiraan oo madaxweynaha uga digay inuu gaaro Baladweyne

Xubno isugu jira siyasiyiin iyo xildhibaano ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa si cad ah u sheegay inay ka soo horjeedaan tagitaanka Xasan Sheekh magalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

23/10/2014 - 13:53:54
Shacabka Baladweyne oo cabsi ku muujinaya Fatahaad usameeyo Wabiga+Dhageyso

Shacabka Baladweyne oo cabsi ku muujinaya Fatahaad usameeyo Wabiga+Dhageyso

Inkastoo wabiga Shabeele biyo kor shub ah ku sameeyay qaar ka mid ah xaafadaha magaalada Baladweyne ayaa hadana dadka waxay baqdin xoogan ka muujinayaan fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeele ee bartamaha ka mara magaalada Baladweyne.

23/10/2014 - 13:07:28
Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmada Ceelbuur

Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmada Ceelbuur

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa goordhow gaaray degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.

23/10/2014 - 11:27:46
5 Soomaali ah oo lagu xiray xadka Kenya iyo Uganda

5 Soomaali ah oo lagu xiray xadka Kenya iyo Uganda

Booliska Kenya ayaa shan qof oo Soomaali ah ku xiray magaalada Malaba ee xadka Kenya iyo Uganda xilli ay la socdeen bas ku sii jeeday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

23/10/2014 - 11:27:46
Dhageyso: Barnaamijka Ka baro Rusha Alle 23-10-2014.

Dhageyso: Barnaamijka Ka baro Rusha Alle 23-10-2014.

Hlkaan ka dhageyso Barnaamijk ka Baro Rush Alle 23-10-2014.

23/10/2014 - 10:05:25
Uganda oo sharci ku tilmaantay xarig 5-Kenyan ah

Uganda oo sharci ku tilmaantay xarig 5-Kenyan ah

Maxkamada dalk Uganda sheegtay inuu sharci yahay xariga Shan nin oo Kenyaan ah kuwaasi oo lala xiriirinayo weerarkii qorsheysnaa ee Kampala ka dhacay sandkii 2010,kaasi oo galaantay nolosha dad u dhashay iyo ajaaniib.

23/10/2014 - 09:45:56
Dowlada Soomaaliya go'aano ka soo saartay amaanka Muqdisho

Dowlada Soomaaliya go'aano ka soo saartay amaanka Muqdisho

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xirsi Maxamed ayna goobjoog ka ahaayeen Taliyaha Hayadda Nabadsugidda Qaranka iyo Saraakiisha sarsare ee Boliska,Milatariga,Nabad-sugidda, Amisom iyo Saraakiil Mataleyay Hayadaha Dhinaca Amaanka Ka Caawiya Dowladda Soomaaliya, ayaa laga soo saaray Go'aanno lagu dardar galinayo howlgallada Amni sugidda ah ee ciidamada qalabka Sida ee soomaaliyeed ay ka wadaan magaalada muqdisho iyo goobalada kale Ee laga saary Al-Shabab.

23/10/2014 - 08:10:11
Dhageyso: Warkaa Subxnimo Ee Idaacada Risaala

Dhageyso: Warkaa Subxnimo Ee Idaacada Risaala

Halkaan ka dhageyso wark subxnimo ee idaacada Risaala 23-10-2014.

23/10/2014 - 07:59:09
Safaarada Soomaaliya ee Turkiga oo dardaaran u jeedisay waalidiinta iyo ardayda waxka barata dalkaasi+Dhageyso

Safaarada Soomaaliya ee Turkiga oo dardaaran u jeedisay waalidiinta iyo ardayda waxka barata dalkaasi+Dhageyso

Safiirka safaarada Soomaaliya ee dalka Turkiga oo Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa kula dardaarmay waalidiinta ardaydooda ay helaan deeqa waxbarasho inay si wanaagsan ula dardaarmaan ka hor inta aysan ka bixin dalka Soomaaliya.

23/10/2014 - 06:16:54
Maamulka Afgooye oo baaq u diray shacabka ku dhaqan degmadaasi+Dhageyso

Maamulka Afgooye oo baaq u diray shacabka ku dhaqan degmadaasi+Dhageyso

Masuuliyiinta maamulka degmada afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka dalbaday shacabka ku dhaqan degmadaasi inay si wanaagsan ula shaqeeyaan hayadaha dhaqaalaha ee maamulka degmada.

23/10/2014 - 06:16:54
Shacabka oo laga dalbaday inay la shaqeeyaan Laamaha amaanka

Shacabka oo laga dalbaday inay la shaqeeyaan Laamaha amaanka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah gudiga amniga baarlamaanka Soomaaliya ayaa amaanay dadaalka ay sameynayaan hayadaha amaanka ee dowlada Soomaaliya.

23/10/2014 - 06:16:54
Xildhibaano sheegayo inay ka qeyb qaadanayaan xasilinta dagaalka Deefow+Dhageyso

Xildhibaano sheegayo inay ka qeyb qaadanayaan xasilinta dagaalka Deefow+Dhageyso

Iyadoo dowlada Soomaaliya ay gudi u xilsaartay dhameynta dagaal beeleedyada ka dhacaya deegaanka deefow ee duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haddana dadka halkaasi kasoo jeeda waxay sheegeen inay door ka ciyaarayaan arintaasi.

23/10/2014 - 06:16:54
DHageyso Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay magaalada Muqdisho

DHageyso Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay magaalada Muqdisho

Wiilkaan Dhalinyarada ah ee lagu Magacaabi jiray Qadar Burji oo ahaa 25 Sano jir ayaa Maanta isku deldelay Xaafada Ceel turcaayee ee Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir.

22/10/2014 - 19:38:46
Dhageyso Warka Habeenimo 22-10-2014

Dhageyso Warka Habeenimo 22-10-2014

Halkaan ka Dhageyso Warka Habeenimo Radio Risaala

22/10/2014 - 19:29:24
DAAWO: Madaxweynaha oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa fariintan uga hadlay dhibaatooyinkii ka dhacay dalkeena iyo raadadka ay ku reebeen dadka iyo dalka Soomaaliyeed iyo weliba sida loogu baahanyahay in ay dadku u istaagaan horumarin iyo wax wada qabsi si ay uga baxaan dhibaatada daashatay.

22/10/2014 - 17:40:03
Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada 22-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada 22-10-2014

Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dhalinyarada Radio Risaala 22-10-2014

22/10/2014 - 16:46:46
Daawo Sheekh Shariif oo arrimo badan ka hadlay

Daawo Sheekh Shariif oo arrimo badan ka hadlay

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Wareysi gaar ah siiyay TV-ga ROYAL Xaruntiisa London, waxa uuna sheegay in mar waliba uu diyaar u yahay tallooyinkii uu balan qaaday.

22/10/2014 - 16:30:42
Dhageyso Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed

Dhageyso Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta waxaa Xildhibaannada Golaha Shacabka loo qeybiyey xisaab xirka miisaaniyaddii ay horey u ansxiyeen Xildhibaannada inay dowladdu isticmaasho sanadkii tagay ee 2013ka waxaana xisaab xirka Miisaaniyaddaasi u soo gudbiyey Baarlamaanka maanta Guddiga Maalliyadda,Miisaaniyadda iyo la xisaabtanka hay'adaha dowladda.

22/10/2014 - 16:02:30
Dhageyso Warka Duhurnimo 22-10-2014

Dhageyso Warka Duhurnimo 22-10-2014

Halkaan ka Dhageyso Warka Duhurnimo Radio Risaala22-10-2014

22/10/2014 - 14:04:10
Dhageyso Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ka hadlay rabshadihii ka dhacay Hiiraan

Dhageyso Siyaasiyiin iyo Waxgaradka ka hadlay rabshadihii ka dhacay Hiiraan

Kulankan ay Maanta Magaalada Muqdisho yeesheen Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin,Waxgarad iyo xubno hore xilal ugu so qabtay mamulka Gobolka hiiraan ayaa raali galin ka bixiyay weerarkii lagu qaday Ciidamada Amisom ee ku sugan GobolkaHiiran gaar ahan kuwa reer Jabuuti ee loo yaqaano Hiilwalaal.

22/10/2014 - 13:53:26
Kenya oo sheegtay inay heleen xog ku aadan weeraro la qorsheynayo in dalkaasi laga geysto

Kenya oo sheegtay inay heleen xog ku aadan weeraro la qorsheynayo in dalkaasi laga geysto

Ciidamada dowlada Kenya ayaa shalay oo talaado aheyd kordhiyay bandow hal bil ah oo lagu soo rogay deegaanka lamu halkaasi oo markii seddexaad ay ka dhaceen weeraro ay alshabaab qorsheynayeen.

22/10/2014 - 13:30:18
Dhageyso Siminaar loo qabtay Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir+Sawiro

Dhageyso Siminaar loo qabtay Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir+Sawiro

Siminaarkan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Xafiiska Tababarada ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Xafiiska Afahayenka Gobolka ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdiso

22/10/2014 - 11:35:29
Dhageyso Raysal wasaaraha oo Dalka dib ugu soo laabtay +Sawiro

Dhageyso Raysal wasaaraha oo Dalka dib ugu soo laabtay +Sawiro

Raysal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii Safar uu ku tegay dalka Burundi.

22/10/2014 - 11:08:28
Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka 22-10-2014

Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka 22-10-2014

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Waanada Dhaqtarka Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 22-10-2014

22/10/2014 - 09:58:41
Dhageyso Shariif Sheekh Axmed oo sheegay inay wanaagsan in madaxda hada joogta fursad loo siiyo isbedelkooda

Dhageyso Shariif Sheekh Axmed oo sheegay inay wanaagsan in madaxda hada joogta fursad loo siiyo isbedelkooda

Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in marwaliba uu diyaar la yahay tallooyinkii uu balan qaaday.

22/10/2014 - 08:28:01
Wararka Idaacadda Risaala Media Corporation
Wareysi
No Image Available Dhageyso Axmed Madoobe oo tababar u soo xeray Ciidamo
18/10/2014 - 20:03:26   |   Views: 7
No Image Available Dhageyso Kulan Amniga loogu hadlaayay oo ka dhacay Balanbale
18/10/2014 - 19:59:17   |   Views: 3
No Image Available Dhageyso Maamulka KMG ee Jubba oo la dhaliilay
18/10/2014 - 19:51:18   |   Views: 2
No Image Available Dhageyso dagaalo ka dhacay Degmada Tiyeeglow
13/10/2014 - 20:01:25   |   Views: 16
No Image Available Dhageyso Biyo la'aan ka jirta duleedka Degmada Hoosingow
13/10/2014 - 19:55:31   |   Views: 13
No Image Available Dhageyso Ganacsatada Jowhar iyo maamulka Sh.Dhexe oo kulmay
13/10/2014 - 19:45:07   |   Views: 8
 
 
Maqal Iyo Muuqaal
   
Warka Subaxnimo Warka Duhurnimo Warka Fiidnimo