Mareykanka iyo midowga africa oo ka wada hadlay xaalada dalal ay ka mid tahay soomaaliya
Mareykanka iyo Midowga Africa oo ka wada hadlay xaalada dalal ay ka mid tahay Soomaaliya
News in English
Uganda: Ban Ki-Moon, World Bank Chief Visit...
The UN Secretary-General and the President of the World Bank are in Uganda on official visit.
Saturday, May 25, 2013
Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
The President of the Federal Republic os Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud attended a ceremony in Mogadishu to celebrate the 50th Anniversary of the Organization of the African Union (OAU). Dignitaries...
Thursday, May 23, 2013
Prime Minister welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland...
His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today praised parliament’s decision to withdraw a planned no-confidence vote in the government and updated ministers on recent progress on Jubaland and ongoing...
Thursday, May 23, 2013
Ugandan Soldiers Complete Tour of Duty in Somalia...
Soldiers in Uganda's Battle Group 9+ contingent are returning home after completing a 13-month tour of duty under the African Union Mission in Somalia (AMISOM) Sunday (May 19th), AMISOM announced in a press...
Wednesday, May 22, 2013
Highest numbers of East African IDPs in Kenya - Report
A report by Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) East africa has ranked Kenya as having the highest number of displaced persons in the East African region.
Wednesday, May 22, 2013
caalamka
Ciidamada Nigeria oo la sheegay inay burburiyeen saldhigyo ay lahaayeen Boko Haram
Ciidamada amaanka Nigeria ayaa sheegtay inay burburiyeen herooyin iyo qalag ay isticmaali jireen ciidamada mucaraadka ee Boko Haram ee ka dagaalama dalkaasi, kuwaasi oo ku yaala waqooyi bari Nigeria.
Saturday, May 25, 2013
Weeraro ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Niger iyo dad badan oo dhintay
Weeraro ismiidaamin ah ayaa waxay ka dhaceen xerooyin ciidamada meletariga ay leeyihiin oo ku yaala dalka Niger iyo labo magaalo oo ku yaala waqooyi galbeed dalkaasi Niger.
Friday, May 24, 2013
Muwaadiniin u dhashay Maraykanka oo la xaqiijiyay inay ku dhinteen duqeyn diyaaradeed
Qareen u hadlay dowlada maraykanka ayaa sheegay in afar muwaadin oo American ah ay dhinteen sanadkii 2011 kadib markii ay toogteen diyaadaraha dagaalka ee aan cidi wadin, sida uu sheegay laguna ogaaday...
Thursday, May 23, 2013
Maraykanka oo Burma ka dalbaday siideynta maxaabiis ku xiran xabsiyada dalkaasi
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in xukuumada Burma looga baahan yahay sii deynta maxaabiis u xeran qaab siyaasadeed oo ku jira xabsiyada dalkaasi, iyadoo laga eegayo dib u qaabeynta...
Tuesday, May 21, 2013
Shiinaha oo waqooyiga kuuriya ka dalbaday sii deynta dooni kaluumaysi iyo shaqaalihii...
Dowlada Shiinaha ayaa ka dalbaday dowlada waqooyiga kuuriya inay sii deyso doon gaar loo leeyahay oo kaluumeysi iyo shaqaalaheeda, kadib markii milkiilaha doontaasi uu sheegay in muddo 10 maalin ka hor ay qabteen...
Monday, May 20, 2013
BARNAAMIJYO
Dhageyso Barnaamijka Tijaabi Aqoontaada Shirkadda Warbaahinta Risaala
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Tijaabi Aqoontaada Shirkadda Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho 24-05-2013...
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Barnaamijka Galka wararka Shirkada ee Warbaahinta Risaala
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Galka wararka Shirkada ee Warbaahinta Risaala Magaalada Muqdisho 24-05-2013
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala Magaalada Muqdisho 23-05-2013
Thursday, May 23, 2013
 
CIYAARO
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 23-5-2013
Thursday, May 23, 2013
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Todobaadka Ee Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Todobaadka Ee Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 22-05-2013
Wednesday, May 22, 2013
Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee inasoo aadan ka furmi doona gobalda rabshaduhu halakeeyeen ee Darfur...
Wednesday, May 22, 2013
Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Ciyaaraha Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 21-5-2013
Tuesday, May 21, 2013
 
somali links
 
WARARKII UGU DANBEEYAY
Mareykanka iyo Midowga Africa oo ka wada hadlay xaalada dalal ay ka mid tahay Soomaaliya
iyadoo maanta xarunta Midowga Africa ee ku taala Magaalada Adis-Ababa ay ku kulansan yihiin Madaxda Midowga Africa iyo Mas’uuliiyiin heer caalami ah, ayaa waxaa socda kulamo goono gooni ah oo ay yeelanayaan...
Saturday, May 25, 2013
 
Ahlusuna oo Dowladda ku eedeeysay dhaqangelin la'aanta heshiiksii Garbahaareey ay kuwada...
Masuuliyiinta Ururka Ahlusuna ee Gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii Dowladda Soomaaliya dhawaan ay kuwada gaareen Gobalka Gedo.
Saturday, May 25, 2013
Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 25-5-2013
Saturday, May 25, 2013
Saraakiisha ammaanka Baydhabo oo ka hadlay qarax dad shacab dhibaato kasoo gaartay
Saraakiisha ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax khasaare geestay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.
Saturday, May 25, 2013
Shaqaalo ka tirsan Wasaarada arimaha gudaha oo tababar loo furay
Shaqaalo ka tirsan Wasaarada arimaha gudaha ayaa waxaa loo furay tababar ku aadan sare uqaadistooda aqoonta,waxaana tababarkaan iska kaashaday Wasaarada arimaha gudaha iyo sidoo kale Hay’adda CRD ee Magaalada...
Saturday, May 25, 2013
Qarax khasaare geestay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay Magaaladaasi.
Saturday, May 25, 2013
QM iyo Bankiga Aduunka oo wax aan la dafiri karin ku tilmaamay dadaalada Nabadeed...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Muun iyo Madaxa Bangiga Aduunka . Jim Yong Kim ayaa booqasho sare ku tagay dalka Uganda,kadib markii ay safar kaga soo laabteen Wadanka Rwanda iyo Magaalada Goma...
Saturday, May 25, 2013
Dhageyso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 25-5-2013
Saturday, May 25, 2013
Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda oo howlgal kawada xaafada Buulo xuubeey
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ay taagan yihiin ciidanka Amisom iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo baaritaano wada.
Saturday, May 25, 2013
Guddoomiyaha Gobalka Sh/hoose oo sheegay inay weerar ku yihiin Degmada Baraawe...
Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose C/qaadir Nuur Siidii ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabeen deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka.
Saturday, May 25, 2013
Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyay in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda...
Saturday, May 25, 2013
Dhageyso Warka Habeenimo Idaacada Risaala
halkaan ka Dhageyso Warka Habeenimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 24-05-2013
Friday, May 24, 2013
Obama oo isticmaalka diyaaradaha Droneska ku tilmaamay mid isdifaacid ah
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa khudbad uu jeediyay kaga hadlay arinta Muranka badan dhalisay ee adeegsiga diyaaradaha Droneska,isagoona sheegay in adeegsiga Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drone)...
Friday, May 24, 2013
Britain oo ka digtay qatar dhinaca amaanka ah oo kaga timaada Al-Shabaab
Sida uu qoray wargeyska The Daily Tellegraph,Xukuumada London ayaa ka digtay Qatarta dhanka amaanka kaga imaaneyso Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya xariirka dhowna la leh Al-Qaa’ida.
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 24-05-2013
Friday, May 24, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in aysan ogolaan doonin mooshin burburinaya qarannimada
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxmed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo la hadlayay warbaahinta ku hadsha afka dowlada ayaa sheegay in mooshinno Baarlamaanka la hor keeno mar weliba ay imanayaan balse...
Friday, May 24, 2013
Ciidamada Sierra Leone oo bilaabay in ay isku fidiyaan gobolka Jubada Hoose
Ciidamada Sierra Leone oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ayaa waxa ay bilaabeen in ay isku balaariyaan deegaanada gobolka Jubada Hoose.
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Kulan lagu taageerayay Barre Hiiraale oo ka dhacay Magaalada Khartuum ee dalka...
Halkaan ka Dhageyso Kulan lagu taageerayay Barre Hiiraale oo ka dhacay Magaalada Khartuum ee dalka Sudan
Friday, May 24, 2013
Kenya oo laga dalbaday in ay bilowdo diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed
Dowlada dalka Kenya ayaa waxaa laga dalbaday in ay dib u bilowday diiwaan gelinta qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo gudbaya xuduudeeda iyo deegaanada kale ee ku teedsan si loo caawiyo kuwa doonaya in ay helaan...
Friday, May 24, 2013
Madaxweyne Xassan Sheekh oo sheegay in loo baahanyahay wada shaqeyn dhex marta Xukuumadda...
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahanyahay wada shaqeyn dhex marta Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka si buu yiri culeyska dalka ka jira wada loogu dhameeyo.
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala
Halkaan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 24-05-2013
Friday, May 24, 2013
Kenya oo looga digay faragelinta arimaha Jubooyinka
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay in ay dib kaga fekerto taageerada ay siinayso maamulka iskii isku magacaabay ee Jubaland kaasi oo ka dhisan deegaanada gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Friday, May 24, 2013
Madaxweynaha Galmudug oo ugu baaqay dhalinyarada maamulkaasi ka qeyb qaadashada amaanka...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku dhaqan deegaanada maamulka Galmudug in ay ka qeyn qaataan sugida amaanka, horumarinta dhaqaalaha iyo dib u heshiisiinta,...
Friday, May 24, 2013
Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala
Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacadda Risaala Magaalada Muqdisho 23-05-2013
Thursday, May 23, 2013
Dhageyso Warka Habeenimo Idaacada Risaala
halkaan ka Dhageyso Warka Habeenimo Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 23-05-2013
Thursday, May 23, 2013
Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinkii laga geeyay Baarlamaanka...
Warsaxaafadeed,_Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku...
Thursday, May 23, 2013
Wararka Idaacadda Risaala Media Corporation
WAREYSIYO
 
Keydka Sawirada
 
Dareenka Bulshada
 
Maqal iyo Muuqaal
 
   
Warka Subaxnimo Warka Barqanimo Warka Duhurnimo Warka Fiidnimo
MUUQAALADII UGU DANBEEYAY