Gobolo ka tirsan dalka Nigeria oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay
Goodluck Jonathan, madaxweynaha dalka Nigeria ayaa kusoo rogay xaalad deg deg ah seddex gobol oo ka tirsan dalkaasi, iyadoo madaxweynaha uu sheegay in goboladaasi ay ku kordhayaan weerarada ay geysanayaan...
Wednesday May 15, 2013 - 08:51:50