|
KEYDKA SAWIRADA
Daawo Sawirada isbedel laga dareemayo Magaalada Beladweyne
Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga dareemaya isbedel dhanka ammaanka iyo nolosha tan iyo markii ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya si buuxda ulawareegeen gacan ku haynta...
Tuesday February 19, 2013 - 17:28:29
Daawo Sawirada Marxuum Wariye Tuuryare oo la aasay maanta
Allaha unaxariistee wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo xalay ku geeriyooday Isbitaalka Madiina Magaalada Muqdisho kadib dhaawac kasoo gaaray rasaas dhawaan kooxo hubaysan ay la dhaceen ayaa maanta meydkiisa...
Monday October 29, 2012 - 12:34:54
Daawo Sawiradan una gargaar dhibanahan Soomaaliyeed
Xasan Macalin C/raxmaan waa wiil Soomaaliyeed oo ah arday wax ka barta schoolada ku yaala magaalada Muqdisho Xasan waa dhaawac jiifa isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaana uu la jiifa xabad...
Wednesday October 17, 2012 - 19:02:20
Daawo Sawirada Hotel cusub oo Muqdisho laga hirgaliyay
Xilli mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada caasimada ah ee muqdisho ay ku soo badanayeen hotelada laga hirgalinayo ayaa maanta waxaa magaalada muqdisho ka dhacay Munasaabad ballaaran oo xarigga looga jarayay...
Monday August 20, 2012 - 20:06:07
Daawo Qulqulka Dadka kasoo barakacaya Duleed Muqdisho
Aqrisataasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirada Dadka ka soo barakacaya Duleedka Magaalada Muqdisho oo Soogaaraya Caarimadda, oo ay la kulmeen Wariyeyaal ka tirsan Idaacadda...
Thursday February 16, 2012 - 15:52:48
Hooyo Soomaaliyeed oo Gurmad Deg deg ah u Baahan + Sawiro
Marwo Faadumo Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo gaari kula rogmadey inta u dhexeysa Magaaladda Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha, islamarkaana ka jaban shan meelood oo qaarkood ay halis yihiin, ayaa la gaarsiiyey...
Monday December 05, 2011 - 22:41:29
|