Daawo Sawirada Banaanbax Shirka Uk lagu taageerayo oo Muqdisho ka dhacay
Banaanbaxa ayaa ka dhacay beerta nabadda ee Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir halkaasi oo ay isugu yimaadeen boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee Degmooyinka ee Gobalka Banaadir.
Tuesday May 07, 2013 - 13:41:47