Liverpool oo Weeraryahan raadis ku jirta bisha January ayaa waxaa ay u dhaqaaqday la soo Wareegida Weeraryahanka Celtic Samaras.
Dalabkan Cusub ay Liverpool ugu dhaqaaqday Georgios Samaras ayaa
noqday dalab si lama filaana ay kala kulantay kooxda Celtic Liverpool.
Wargayska Sun ayaa faah faahiyay in 27 jirkan Greece u dhashay ay kooxda England ku doonayso £5million.
Tababaraha Chelsea Brendan Rodgers ayaa bisha January suuqa kala
iibsiga ka doon doonaya Weeraryahan caawiya Luis Suerez waxaana diirada u
saaran sidoo kale Daniel Sturridge.
Georgios Samaras ayaa xagaagan waxaa uu ka dhexmuuqday ciyaaraha
koobka horyaalada qaarada Yurub oo ay ku guruub ahayd Barcelona
Islamarkaan ay ku dhufteen guuldaradii ugu horaysay ee xagaagan.