Wuxuu sheegay in marwaliba ay la gudboon tahay sugidda dhanka ammaanka deeganada maamulkaasi iyagoo ciidanka aan ukala hadheyn awooda ay uleeyihiin sugida dhanka ammaanka.
Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ammaanka guud iyo midka gaarka ah iyo xarumaha dadka ay wada shaqeynta leeyihiin ay siwanaagsan usugayaan ciidanka Soomaaliland.
Wasaarada arimaha dibada dalka Britain dhawaan warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in qataro dhanka ammaanka ah ay ka jiraan deeganada maamulka Soomaaliland iyadoo muwaadiniinta dalka Britain udhashayna digniin loo jeediyay.
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com