Saturday February 02, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Kooxda Taliyaaniga ee Juventus oo sanadkan u xarbinaysa in Markeedii ugu horeysay Mudo kadib oo koobka Horyaalada qaarada Yurub ee uefa Champions league ayaa ku dhawaaqday Liiska Xidigaha ka qeyb qaadanaya ciyaaraha koobkaas.

Juventus ayaa waxaa ay ku aaday Champions league kooxda Caltic oo Barcelona soo garaacday sanadkan.

Liiskaan waxaa lagu soo daray halyay Anelka oo ahaa Weeraryahankii hore ee Chelsea.

Waa kan Liiska iyo lambaradooda.

Kooxda Juve ee Champions League: 1 Buffon, 3 Chiellini, 4 Caceres, 6 Pogba, 7 Pepe, 8 Marchisio, 9Vucinic, 11 De Ceglie, 12 Giovinco, 13 Peluso, 15 Barzagli, 18 Anelka, 19Bonucci, 20 Padoin, 21 Pirlo, 22 Asamoah, 23 Vidal, 24 Giaccherini, 26Lichtsteiner, 27 Quagliarella, 30 Storari, 32 Matri, 33 Isla, 34 Rubinho, 39Marrone.




 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA