Monday August 06, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Weerarka ayaa ahaa mid is qarxin ah oo uu fuliyey qof watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey, qofka ismiidaamiyey ayaa gaarigiisa la beegsaday kolonyo gaadiidka gaashaaman oo ay lahaayen ciidamada wadanka nayjeeriya waxaana halkaasi ku naf waayay 6 askari 2 ruux oo shacab ah waxaana sidoo kale ku dhaawacmay dad aad u fara badan oo goobta ka agdhawaa xiligaasi.


Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Damaturu ee wadankaasi afhayeen u hadlay booliska ayaa xaqiijiyey dhimashada akartaasi.

Weerarka ayaa lala maaganaa in lagu qaarajiyo amiirka deegaanka Fika oo ah goob ay ku dhaqanyihiin muslimiinta wadanka Neyjeeriya kaas oo ay galbinayeen gaadiidka booliska balse waa uu ka bad baaday isku dayga lagu damacsanaa in looga taqaluso

Kooxda islaamiyiinta book haram ayaa weeraro iyo qaraxyo ka waday wadanka nayjeeriya 2 sano ee u danbeeyey


 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA