Saturday September 15, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah golaha Wasiirada maamulkaasi.


Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta 15 September,2012 isku shaandeyn ku sameeyey golihiisa wasiirada oo isugu jirey magacaabis iyo xil ka qaadis xubno kamid ah Golaha Wasiirada.

Agaasimaha madaxtoyada Puntland Axmed Caydiid ayaa saxaafada u akhriyey warqada ka soo baxdey xafiiska madaxweynaha Puntland lanbarkeeduna ahaa Lr.96 kuna taariikheysneyd maanta 15 Sep,2012.






 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA