Caawa iyo Galabta waxaa dib loo ciyaari doonaa kulamo ka tirsan Horyaalka England ee Premier League.
Kulamada Galabta iyo caawa
dhacaya ayaa waxaa ay yihiin kuwii Afaraad ee laga ciyaaro dalkaas,iyadoo
kooxaha qaar ay isku diyaarinayaa Ciyaaraha koobka horyaalada qaarada Yurub
isagana furmaya todobaadkan.
12:45 Norwich C. ? - ? West Ham
U.
15:00 Arsenal ? - ? Southampton
15:00 Aston
Villa? - ? Swansea
C.
15:00 Fulham ? - ? West
Bromwich A.
15:00 Manchester U. ?
- ? Wigan
Athletic
15:00 Queens Park R. ? -
? Chelsea
15:00 Stoke
C. ? - ? Manchester
C.
17:30 Sunderland? - ? Liverpool