Halkaan ka Dhagayso Barnaamijka Muuqaalka Maanta ee Idaacada Risaala Magaalada Muqdisho 18-09-2012. Barnaamijka Muuqaalka Maanta Shirkadda Warbaahinta Risaala ee Magaalada Muqdisho waa Barnaamij maalinle ah waxaadna Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ka dhagaysataan maalin waliba marka ay Saacaddu tahay 4:00 ilaa 5:00 Galabnimo marka laga reebo jimcaha waxaana soo jeedinaya barnamijka Cawil caadil iyo Sacdiyo Cali Xasan
Aqriso oo la soco Risaala.net mar walba meel kasta oo aad joogto, si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey dal iyo dibad. Nagala soo xiriir: webmaster@risaala.net ama radiorisaala@hotmail.com