Tuesday September 18, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Kooxda Rossoneri oo guuldaro kala kulmaysa Horyaalka Dalka Taliyaaniga ee Serie A kulana kulmaysa gurigeeda Waji gabax ayaa waxaa Cawaa kulankeeda hore ay la ciyaari doontaa kooxda Anderlecht.
Labad koox ayaa waxaa ay katirsanyihiin Guruubka C oo ay kula jiraan kooxaha Malaga iyo Zenit St. Petersburg.

Riccardo Montolivo ayaa laga yaabaa inuu Caawa dib ugu soo noqdo garoonka waxaana Ciyaaryahanka uu tababar weyhn uu kooxda la sameeya maalintii Axadii.

Macalinka Massimiliano Allegri waxaa uu kusoo duuli Doonaaa Dhanka Weerarka Stephan El Shaarawy iyo Giampaolo Pazzini waxaana qadka dhexe looga yeeri doono Antonio Nocerino.

Bojan Krkic oo kooxda xagaagan ku soo biiray ayaa isagana laga yaabaa inuu usafto kooxdiisa Ciyaaraha Champions league.

AC MILAN

Abbiati
Abate, Bonera, Acerbi, Antonini
De Jong
Ambrosini, Boateng, Montolivo
Pazzini, El Shaarawy

ANDERLECHT

Proto
Odoi, Wasilewski, Deschacht, Safari
Gillet, Biglia, Kanu,Yakovenko
Mbokani, De Sutter


 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA