Saturday September 22, 2012 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Maanta oo sabti ah waxaa la ciyaari doonaa kulumo ka tirsan horyaalka Premier League. Kulamada la tilmaami karo waxaa kamid ah kulanka Chelsea ay la ciyaari doonto kooxda Stoke oo bar bar dhac ku celisay Machester City.Maanta oo sabti ah waxaa la ciyaari doonaa kulumo ka tirsan horyaalka Premier League.

Kulamada la tilmaami karo waxaa kamid ah kulanka Chelsea ay la ciyaari doonto kooxda Stoke oo bar bar dhac ku celisay Machester City.

Chelsea ayaa bar bar dhac 2-2 waxaa ay Champins league waxa ay la gashay Juventus oo markii ugu horaysay mudo kadib kusoo noqotay koobkaas.

Ciyaaraha kale waxaa kamid ah ee dhacaya galabta wallow kulanka ugu soo horeeya ay ciyaarayaan kooxaha Swansea iyo Everton


12:45 Swansea C. ? - ? Everton
15:00 Chelsea ? - ? Stoke C.
15:00 Southampton ? - ? Aston Villa
15:00 West Bromwich A. ? - ? Reading
15:00 West Ham U. ? - ? Sunderland
15:00 Wigan Athletic ? - ? Fulham
Dhinaca kale Horyaalka Taliyaaniga labo Kulan oo ka tirsan ayaa la soo hormariyay kuwaas oo dhacaya maanta.

Kooxda Juventus oo wadada guusha ku taagan ayaa waxaa ay caawa garoonkeeda ay ku qaabilo doontaa kooxda Chievo.

Juventus ayaa wayn doonta Tababaraheedii Conte oo ganaax la dul dhigay kadib markiilagu halay fadeexad ku sharatamid ciyaar.

Sidoo kale waxaa Ciyaari doona caawa kooxaha Parmaiyo kooxda Fiorentina.

18:00 Parma? - ?Fiorentina

20:45Juventus? - ?Chievo

ugu dambayn Horyaalka Primera Division ayaamaanta iyo Caawa la ciyaariDoonaa Afar kulan oo ka tirsan .

La ligaha Spain ayaa sanadkaan kuleel ku bilowday waxaana kooxaha ka qaybgalaya ay doonayaan inay kula dagaalaan Koobka kooxaha Real Madrid iyo Barcelona.

Kooxda Barcelona oo ay ka maqanyihiin Daafacyadeeda Pique iyo Puyol ayaa waxaa kulanka ugu dambeeya caawa waxaa ay garoonkooda ku qaabilayaan kooxda Granada.

Kulamada kale ee la ciyaarayo waxaa kamid ah.

16:00Zaragoza? - ?Osasuna

18:00Celta de Vigo? - ?Getafe

20:00Real Betis? - ?Espanyol

22:00Barcelona? - ?Granada




 

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Security Code :  
 
 
 
KEYDKA SAWIRADA